News

Cabdirisaq Ciid oo ku guuleystey Kursiga HOP063


Mar 23 (Jowhar.com) –Doorasho saddex wareeg la isla gaaray oo maanta ka dhacday magaalada Beledweyne ayaa waxaa ugu dambeyntii ku guuleystey Cabdirisaaq Cabdillaahi Ciid.

Ciid oo ka tirsan xisbiga Himilo Qaran ayaa ka guuleystey illaa siddeed musharax oo la tartamaysay kursigan.

Kursigaan ayaa ka mid ah noqday kuraastii ugu adkeyd doorashadii golaha Shacabka tan iyo markii ay bilaabatay.



Source link

Leave a Reply

Your email address will not be published.